Dacwaddii Badda ee u dhexeysay Soomaaliya & Kenya oo mar kale dib loo dhigay

Maxkamadda caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo dhigay waqtiga dhageysiga dacwadda muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Qoraal kasoo baxay maxkamadda uu fadhigeedu yahay magaalada Hague ee dalka Netherlands ayaa lagu sharraxay sababta dib u dhigista iyo waliba jadwalka dhageysiga kiiskaas. Qoraalka oo loo diray dowladaha Soomaaliya … Continue reading Dacwaddii Badda ee u dhexeysay Soomaaliya & Kenya oo mar kale dib loo dhigay